Nuacht
The Defence Minister of Somalia, Ahmed Moallim Fiqi, yesterday briefed the media on the successful conclusion… Sii akhri ...
Boosaaso (Faallo) — Sanadkii 1991kii markii dagaalka sokeeye si buuxda uga qarxay Muqdisho, dad badan ayaa ka qaxay caasimadda. Dadka… Sii akhri ...
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayaa ku wargelisay maayirka degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad in uu diyaariyo waraaq is casilaad ah, kaddib markii ay mooshin xilka qaadis ka soo ...
Dowladda Puntland oo baaritaan ku haysa markabka Sea World oo shixnad hub ah u siday magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay dhawaan warbixin ka soo saarto dhammaan xogta ku saabsan markabka.
Connect Follow us on TWitter Follow us on Facebook Subscribe to our YouTube channel ...
La-taliye sare oo ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa mudda saddex cisho ah ku sugan magaaada Hargeysa, halkaasi oo uu shir gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, kaasi oo ...
Duqa degmada Gaalkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Daacad, ayaa wajahaya mooshin kalsooni kala noqosho ah, oo ay gacanta ku hayaan inta badan xubnaha golaha degaanka, kuwaasi oo ku eedeeyay musuqmaasuq iyo ...
DP World is withholding planned investments in Somali ports under its management until the details of the concession agreements are finalised jointly with the Federal Government of Somalia. Clifford ...
Faahfaahin dhammaystiran ayaa ka soo baxaysa xogta ku saabsan markab hub sida oo mudda laba maalmood ah ku cilladaysnaa xeebaha degmada Bareedo ee gobolka Raas Casayr, kaasi oo ay gacanta ku dhigeen ...
“Maantana far baa maydh la’, ha ii fadhiyo geelu” Arraweelo Laascaanood ( Faallo) — Puntland waxay ka kooban tahay lix gobol ...
Cuireadh roinnt torthaí i bhfolach toisc go bhféadfadh siad a bheith dorochtana duit
Taispeáin torthaí dorochtana